XASAN IYO XUSEEN: Maantana was fiican bay sameeyeen Somali 2023
XASAN IYO XUSEEN
"Xasan iyo Xuseen" waa buug loogu talagalay inay carruurtu ka
bartaan qayb ka mid ah taariikhdii qurxanayd ee wiilashii uu Nebigu scw awoowaha u ahaa. Sheekadan, baraha ama waalidka ayaa u adeegsan kara kaabe waxbarasho. Ilmaha ayey uga dhigi karaan cashar ay laylisyo uga soo dhex saaraan. Ilmuhuna keligood ayey akhrisan karaan, sababta oo ah af fudud ayaa lagu qoray, waxaana la raaciyay erayfur iyo muuqaallo fahankiisa xoojinayo.