Oday Baashe iyo deriskiisii - Pettson Får Julbesök: Somaliska 2019
Oday Baashe iyo deriskiisii - Pettson Får Julbesök
253 SEK
Dela
Wishlist
Originaltitel:
Pettson Får Julbesök
ISBN:
9789198566208
Förlag:
Somabooks publications
Åldersgrupp:
Mellanstadiet (8–12 år)
Sidor:
32
Vikt:
370 g
Produktmått:
23 x 29 x 0
,
82 cm
Bokomslag:
Inbunden
Pettson halkar och gör illa foten precis innan jul. Findus blir ledsen, och tror inte att det blir någon riktig jul. Men som tur är, så finner Pettson på råd...Oday baashe iyo deriskiisiiOday Baashe iyo Farxaan waxa ay u diyaargaroobayaan ciidda. Waxa ay si degdeg ah u nadiifiyeen gurigoodii. Waxa keliya ee u dhimani waa in ay cuntadii ay ciidda cuni lahaayeen soo iibsadaan. Balse si lamafilaan ah ayay u dhaceen wax aanay filanayni. Oday Baashe ayaa lugta ka dhaawacmay. Way adag tahay in uu dukaanka ka soo adeego iyo in uu qabsado hawlihii kale ee ka qabyada ahaa. Oday Baashe iyo Farxaan oo ka werwersan sida ay u ciidi doonaan ayaa waxa mar qudha u soo wareegay deriskoodii. Waxa ay u keeneen cunto iyo wax kasta oo ay u baahnaayeen. Sida ay deriskoodu u caawiyeen waxa ay u qaadan waa ku noqotay oday Baashe iyo Farxaan.
more