Note! Looking for an order placed before 2025-09-20, 16:00? [Click Here]
الخميس - 1447 10 ربيع الآخر
{"Id":0,"Name":null,"Mobile":null,"Email":null,"Token":null,"Type":0,"ReferencerId":null,"VatConfirm":false,"PublicToken":null,"Culture":"ar-sa","Currency":"usd","CurrencySign":"$","CountryIsoCode":"us","HasSubset":false,"Discount":0.0,"IsProfileComplete":false,"HasCredit":false,"LastActivity":"0001-01-01T00:00:00"}
login
تسجيل الدخول
shopping cart 0
السلة

السلة

المجموع
0  
ContinuetoCheckout

Menu

معلومات المنتج
 ISBN رقم: 9789198052398
الناشر: Buugsan Publishers
الفئة العمرية: البالغون
الصفحات: 171
الوزن: 352 g
أبعاد المنتج: 21 x 28 cm
غلاف الكتاب: غلاف ورقی
Subjects:

Dhalliny arada maantaiyo waayahooda الصومالية 2024

Dhalliny arada maantaiyo waayahooda

المؤلف: J Aaden, Cabdalla
التقييم:
29٫35 $
موجود - 1 إلی 2 یوم
قائمة الأمنيات
Wishlist
معلومات المنتج
 ISBN رقم: 9789198052398
الناشر: Buugsan Publishers
الفئة العمرية: البالغون
الصفحات: 171
الوزن: 352 g
أبعاد المنتج: 21 x 28 cm
غلاف الكتاب: غلاف ورقی
Subjects:
Buug ku sabsan dhaallinyarada sabab! Sababtu waa, in kasta oo aysan marwalba ku baraarugsanayn, haddana dhallinyarada waxaa warceriyey dareen miskaxdooda dhexmuquurta. Waa uu dhex mecraystaa, wuxuu dhex muquurtaa dareenkooda, wvuxuu warceriyaa fckerkooda wuxuu ka Jumiya hiigsiga nololeed, wuxuu nuxuusiya naftooda wuxuuna la falgalaa dareenkooda asaga 0o aad u wiiqa. Waaliddiintu waa welwelsan yihiin, iskoolkuna talo uma hayo. Suuqa ka ganacsiga tumashada iyo belwadaha ayaa si aad ah u danceya, ayda oo waxa dhammaanaya oo baaba'ya uu yahay dhallinyarada naftooda, taas oo aysan u muuqan timaaddo yididdilo Ieh, Asal ahan haddii dhibaatadu aysan ku koobnayn qof qof ee ay baahsan tahay, asalkeedu ma ahan dhibato dhinacaa miskaxda ah e waa dhaqan bulsho. Ma jirtaa waddo looga baxo? Haa haddii an ku guuleysanno in aan ilmaha la baro waxa ay u nool yihiin, sida uu Alle (swt) yiri "jini iyo insiba wax aan cibaadadeyda ahayn uma abuurin' QORAAGA BUUGGA Cabdalla Jaamac Aaden; Laurea Somali National University geology, PhD Padova Universiry Department of Mineralogy and petrology. Macallin kulliyadda cilmiga ee joologiyada Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed 1984-1990. Sannadkil 1985-1993 ayuu cilmibaaris Ph.D ku qaatay kulliyadda Mincralogika iyo petrologiga ce Jaamacadda Padua University, Italy 1993-2001 wuxuu cilmibaaris macdanta lyo geochemistry-ga " Platinum group elements" ku samecyey isla jaamcadda Padua. Cilmibaaristaa waxa lagu samecycy buuraha dheaceya Sheckh- Dacarburug- Mandheera Waxaa qoraallidii cilmiga a ahaa ee ka soo baxay ay ku soo bexcen buuga PhD ce qoraaga iyo qoraal- dlimiyeedyo "publications" ku soo basay European Journal of Minerologist iyo Journal of African Larth Science.
more